Vyhledávání aplikací

Quran - Somali

com.hooyoapp.quran
Education Zdarma Obsahuje reklamu Everyone Otevřít na Google Play
100,000+
instalací · ≈298K
★ 4.88
456 hodnocení
2021-10-13
první vydání
2026-06-22
poslední aktualizace

Popis

Tafsiirka Quraanka Kariimka & Adkaarta subixii & fiidkii oo Soomaali & English

Waxaan dib ugu laabannay noocii hore ee app-ka codsi dadweyne oo aad u fara badan awgeed. Fadlan liiska app-yadayada ka raadi 'Quran Somali & English'. Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo. appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay. Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada. Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay. Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf. This app was created as a continuous charity (sadaqah jariyah) and dedicated to our father, our grandfather, and our brother, Cali Jaamac — may Allah forgive his sins. The app reminds you each time you open it to make du‘a for all of our deceased parents and elders. The app allows you to copy any verse and its translation and share it with family and friends. The app lets you create lists of your favorite verses. Every morning, evening and on Fridays, the app will send you a reminder to read Adkaar and Surah Al-Kahf. quraanka kariimka 114 tafsiirka quraank quran somali kitaabka quraanka quraanka kariimka 114 somali quran tafsiir af somali 114 offline quran somal qoraal quran af somali ku qoran kitaabka quraanka kariimka

Rozložení hodnocení

5★399
4★57
3★0
2★0
1★0

Podrobnosti

Verze1.0.10
Minimální verze Androidu7.0
Recenzí4
Dostupná v zemíchpo celém světě (242)
Kontakty vývojářev tarifu Business
Data shromážděna2026-11-27

Pozice v žebříčcích

V 1 žebříčcích v 1 zemích, nejlepší pozice č. 73.

Somálsko · free#73 EDUCATION

Tato data v API

Úplná karta v JSON stojí 1 token.

curl -H "X-API-Key: YOUR_KEY" \
  "https://apkapi.com/api/v1/app?id=com.hooyoapp.quran"