Buscar apps

Maahmaah – Maahmaahyo Soomaali

com.kulmis.maahmaah
Education Grátis Contém anúncios Everyone Abrir no Google Play
0+
instalações
—
0 avaliações
2026-11-15
primeiro lançamento
2026-11-18
última atualização

Descrição

Ku dhow 500 maahmaah Soomaaliyeed oo qaybo leh, mid maalin kasta, offline.

Maahmaah waa app-ka maahmaahyada Soomaaliyeed. Ku dhow 500 maahmaah oo loo kala soocay qaybo sida Aabbe, Aqoon, Talo, Geel, Guur iyo Geesinimo – dhammaantood hal meel, xitaa marka aadan internet haysan. ★ MAAHMAAHDA MAANTA Maalin kasta maahmaah cusub ayaa kuu soo baxda bogga hore. Haddii aad rabto, xusuusin maalinle ah ayaa kuu imanaysa saacadda aad doorato. ★ QAYBO IYO DHAMMAAN • Ku baadh qaybo kala duwan • Ama akhri dhammaan, mid mid – liis cusub mar kasta oo aad furto • Raadi erey kasta oo maahmaah ku jira ★ AKHRI SI DEGGAN • Muuqaal nadiif ah oo far waaweyn leh • Farta ku mari si aad u aragto maahmaahda xigta • Kaydi kuwa aad jeceshahay (Kaydsan) • Koobiyee hal taabasho ★ U WADAAG SAWIR AHAAN U wadaag maahmaah sawir qurux badan ah – cad ama madow – WhatsApp, Facebook, TikTok, Instagram iyo meel kasta. Ama u dir qoraal ahaan. ★ WAXYAABO KALE • Habeen iyo maalin (dark mode) • Cabbirka qoraalka waad beddeli kartaa • Maahmaahyo cusub ayaa si toos ah ugu soo biira • Wararka iyo maahmaahyada cusub ee kooxda Maahmaah (waad dami kartaa) • Ma jiro akoon, ma jiro xayeysiis Ma aragtay khalad? Taabo calanka maahmaahda dusheeda oo noo soo sheeg. Su'aalo ama fikrado: [email protected]

Detalhes

Versão1.40.0
Versão mínima do Android7.0
Comentários0
Contatos do desenvolvedorno plano Business
Dados coletados2026-11-23

Estes dados na API

A ficha completa em JSON custa 1 token.

curl -H "X-API-Key: YOUR_KEY" \
  "https://apkapi.com/api/v1/app?id=com.kulmis.maahmaah"