Descrição
Internet, Ebadal iyo VIP Numbers — adeegyo fudud degdeg ah
🌐 DANWADAAG
DANWADAAG waa app kuu fududaynaya inaad hal meel ka hesho adeegyada Internet, Ebadal iyo VIP Number.
📶 Internet
Ka dooro shirkadda iyo xirmada Internet-ka aad rabto. Kadib si fudud u dalbo oo la soco xaaladda dalabkaaga gudaha app-ka.
🔄 Ebadal
Si fudud uga hel adeegga Ebadal gudaha DANWADAAG. Raac tallaabooyin sahlan oo habaysan.
⭐ VIP Number
Ka raadi VIP Numbers-ka la heli karo. Kadib dooro lambarka aad xiisaynayso.
📋 Dalabyada
La soco xaaladda dalabkaaga iyo taariikhda adeegyada aad hore u dalbatay.
🔔 Ogeysiisyo
Hel ogeysiisyo muhiim ah oo ku saabsan dalabyadaada iyo adeegyada DANWADAAG.
🚀 DANWADAAG waxaa loo sameeyay in adeegyada muhiimka ah laga dhigo kuwo fudud, degdeg ah oo la isku halayn karo.
DANWADAAG
Internet, Ebadal iyo VIP Number hal meel