البحث عن التطبيقات

Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan

com.kulmis.axkaamta
50,000+
تثبيت · ≈54K
—
0 تقييم
2021-04-03
أول إصدار
2024-01-20
آخر تحديث

الوصف

Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan [2023]

Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga & sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (s.c.w). Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka. Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan: Waa Maxay Soon ? Taariikhda Soonka Waajibnimada Soonka Arimaha Waajibiya Soonka Soonka La iska Reebay Ducada Markay Bil Dhalato Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan Shuruudaha Soonka Waxyaabaha Soonka Jabiya Arkaanta Soonka Sunnooyinka Soonka Ducada Marka la Afuro Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo Laylatul Qadri Calaamadaha Laytul Qadri Zakaatul Fidriga Ciidul Firdiga Gabagabo & Gunaanad Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka. Mahadsanid Email: [email protected]

التفاصيل

الإصدار4.40
الحد الأدنى لإصدار Android4.4
المراجعات0
موقع المطوّرkulmiss.com
متاح فيفي أنحاء العالم (242)
جهات اتصال المطوّرينفي خطة Business
تم جمعها2026-11-21

هذه البيانات في API

يكلّف السجل الكامل بصيغة JSON توكنًا واحدًا.

curl -H "X-API-Key: YOUR_KEY" \
  "https://apkapi.com/api/v1/app?id=com.kulmis.axkaamta"